Shirkadda Tamarta Sterling oo ku soo Biirtay Baadhista Shidaalka ee Blooga Oodweyne

Sterling EnergyGuul Group aad iyo aad aya usoo dhawaynaysaa heshiiskan oo larajaynayo in Somaliland faaido badan kusoo kordhinkarta. PetroSoma iyo Sterling Energy waanu ku faraxsanahay, waanu la shaqaynaynaa, waanu la dadaalaynaa.

London() War maanta laga soo saaray suuqa ganacsiga saamiyada ee London ayaa shaaca ka qaaday in shirkada tamarta Sterling ay heshiis la gashay shirkadda Petrosoma,heshiiskaas oo shirkadda Sterling u ogolaanaya inay hesho 10% wada shaqaynta iskaashiga shirkadaha Genel,Jacka, Petrosoma ee Balooga Oodweyne. read more